Maxaa Cusub

6/recent/ticker-posts

DAAWO: Maxaad U Guursan Weyday? Sheeko Murugo leh "Cawke Iyo Jaajuumo"

Sheekadan waxay guubaabo iyo dhiirigelin u tahay Dhalinyaradda ka maagan ama baqdinta ka qabta Guurka, Iyagoo u arkaaya in aad u adagyahay............ Mr.Wiyeer-yare Channel (Subscribe), sheekadan oo qoran waxaad ka heli kartaa Buuga "Dhalinyaradda Maanta Iyo Waayaha Nolosha" ee uu Qoray Xamse Bashe (Wiyeer-yare),Cutubka Guurka Maanta Iyo Shallay







HALKAN GUJI SI AAD U DAAWATID


Mahadsanid

Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Qoraa / Saxafi madax banaan
Hargeysa -Somaliland

Post a Comment

0 Comments