WAXBARASHO

Wednesday, June 20, 2018

Riyaddii Xalay “Duqayntii Itoobiya Iyo Curashadii Shanta Soomaaliyeed” !!! W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer-yare)


Xallay Waxaan Ku Riyooday Itoobiya Oo Soomaaliya u qabsatey sida Yuhuudu u qabsatey Qaza, Waxaa kale oo aan riyaddii xalay kasii xasuustaa in dad badan oo aan ku jirey sida falastiiniyiinta u shiitamayeen, Itoobiyaankuna Kaaraha iyo Dabaabaadka duula ay digadda inagaga dhigayeen,Mar waxaan is weydiinaayey hadii ay Soomaaliya qabsadeen ileen Soomaalilaan baad tihiine oo waa idinkii iskaashiggu idinka dhexeeyey ee maxay idinkasoo dooneen, laakiin waxaan ilawsanaan in Soomaalilaan aanay weli aqoonsi helin iyaguna aanay ina aqoonsan, midii layaabka badnayd waxay ahayd markii Maraakiib dagaal dhanka xeebta madaafiic inagagasoo garaaceen halkii

Monday, June 18, 2018

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ma waxay Ku taallaa Sucuudiga ?


Wasaarad arimaha diintu waa ta ugu masuuliyadda iyo xilka culus marka loo eego wasaaradaha kale, waayo wasaaradani waxay dadka ama shacabka uga masuul tahay arimo la xidhiidha diintoodda iyo waajibaadka sharciga ah ee qofkasta laga rabo.

Sunday, June 17, 2018

Fiverr- Ku Iibi Xirfadaadda Ama Ka Iibiso Xirfad Aad U Baahantahay 5 Dollor Oo Keliya - Fursad Dahabi ah -

Fiverr - Waxaad ka dhex abuuran kartaa shaqo adiga kuu gaar ah oo aad ku heli kartid lacag adiga oo ku dhex iibinaaya xirfadda aad leedahay, Sidoo kale Fiverr waxaa ka dhex helaysaa shaqo kasta oo aad rabto in luguu qabto, Waa xarunta shaqadda xorta ah ee ugu balaadhan aduunka, waxayna fulisaa adeegyo dhiirigelin ah, sidoo kale qiimaha oo ah ka ugu jaban ee aad wax ku iibsan karto kaas oo ah $5 oo keliya, Soomaalidu aad ayey ugu yartahay suuqan, laakiin maanta waad bilaabi kartaa, waxana waad kadhex iibsan kartaa, adiguna waad ku dhex iibin kartaa...........si aad u bookhatid ku dhufo link-gan hoose


kana dhex furo Account.
wixii faahfaahin ah 
igalasoo xidhiidh 
Xamse18@gmail.com 
............................ Mahadsanid