WAXBARASHO

Tuesday, July 31, 2018

KALA SOCO WARBIXINO XIISO BADAN - DHAWAAN FILO ISBEDEL HOR LEH

Daawo Jidh Dilka Laga Geysto Xarumaha Dhaqan Celinta Iyo Warar Kale Oo Xiiso Badan

Warbixin naxdin badan oo BBC Somali ka diyaarisay xarumo dhaqan celis ah oo kuyaal Magaaladda Nairobi ee Dalka

Friday, July 27, 2018

Baro Af-Soomaliga Saxda ah -- Hab-dhaca Erayada---Q1aad

Baro Af-Soomaaliga Saxda ah - Ku socota Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo 
Warbaahinta Qoraalka ah 
Soojeedintii Hal-abuur Mustafe Barkhad Cabdilaahi


Tuesday, July 24, 2018

Wasiirka Ha Loogu Dhaarto In Uu Adeegge U Yahay Shacabka Oo Aanu Adeegge U Ahayn Madaxweynaha !!! W/q: Mr. Hamse Bashe Wiyeer-yare


Wasiirka Ha Loogu Dhaarto In Uu Adeegge U Yahay Shacabka Oo Aanu Adeegge U Ahayn Madaxweynaha !!! 

W/q: Mr. Hamse Bashe Wiyeer-yare


Afeef: Qormo qoraalleed kasta oo aan qoraa waxa uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa.”
 Dawladnimada iyo calanku waa faanka ay umadi ku faanto, misna ay dheeryihiin kuwa aan dawlad iyo iyo calan toona haysan, sidoo kale waa aragti waxqabad oo meesha dawlad dhisan,calan ka dul babanaayo, oo qaabdhismeed horumar leh lugu garto. Xilku waa masuuliyad saaran qofkasta oo leh caqli dhamaystiran,

Monday, July 23, 2018

Sharciga Wadhatadda Ganaaxa, Wasiirkana Gool U Loogga !!!!!! Siyaasaddi Aabbo Ma Leh

Siyaasiga danihiisu way albaabo badanyihiin laakiin miskiinka shacabka ah hal albaab baa loo baneeyaa LoL, Qof kastoo indhihiisu u daloolaan qalbigiisa wuu fahmi karaa wax ay tahay siyaasaddu, "Shacabku haduu tago koonfur ama la kulmo shaqsi koonfur xil ka hay, natiijadiisu waxay noqotaa xadhig, Bal kawarama siyaasigga maantana halkaas kasoo sheekeynaaya berina khuuradii gaabneyd ee Isaaqnimadda ama Somalilandnimadda inoola imanaay"

Thursday, July 19, 2018

DHAQAN XUMADDA DHALINYARTA QAAR IYO DHAAYO LA'AANTA WASAARADDA DIINTA IYO AWQAAFTA.

DHAQAN_XUMO: Hore ayaan idiinla waddaagay sawiro dhaqan xumo aad u daran xambaarsan, Maalinba maalinta ka dambeysay dhaqan xumadaas wax kusoo kordha mooyaane wax hoos uga dhaca ma aragno, Mar boolisku hadlay ayey sheegeen in ay talaabo ka qaadi doonaan dhalinyarta ku kacada sawiradda anshax xumadda ah, in kastoo boolisku awoodiisii muujiyey misena waxaa meesha ka maqan cidii Booliska usoo gudbin lahayad dhaqan xumaddan taas oo ah Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, waajibaadka qaranku u igmaday wasaaradaas ayaa ah in ay ilaaliso Dhaqanka iyo diinta

Sunday, July 15, 2018

Daawo " Soomaaliya Oo Sucuudiga Deeq Siisay iyo Sharaftii Hore Ee Soomaalida", Sheekh Raage

Daawo "Weli Miyaad Aragtay Dalka Soomaaliya Oo Sucuudiga Deeq Siineya Sucuudiga"


Wednesday, July 4, 2018

Somaliland Waxay Uu U Baahanyahay Turxaan Bixin Iyo Axdi Dhaqameed Cusub W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)


Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi.
OG: Golaha Guurtidda Somaliland.
OG: Oday Dhaqameedka Beelaha Somaliland.
OG: Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Somaliland.

Hordhac:- Labadii dooroshe ee ugu dambeeyey ee ka qabsoomay Somaliland, doorashadii goolaha deegaanka ee qabsoomaya Dec/2012-kii iyo doorashadii Madaxtooyadda Somaliland oo qabsoontay Nov/2017-kii, waxay shacabka iyo goboladda Somaliland ku reebeen

Monday, July 2, 2018

DAAWO: Beesha Garxaajis Iyo Beelaha Kale Ee Somaliland Oo Isla Qaatay Qodobo Dhawr ah, Ugaaska Beelaha ARAB-WEYNE Oo Madasha Ka Hadlay


Waxay dhamaan beelaha kale ee martisharafta ahaa ka sheegeen shirka in Somaliland u baahantahay badbaado qaran, taas oo loo baahanayahay in lugusoo celiyo sidii Somaliland hore loogu heshiiyey iyo wado-lahaansheheedii