Maxaa Cusub

6/recent/ticker-posts

DHAQAN XUMADDA DHALINYARTA QAAR IYO DHAAYO LA'AANTA WASAARADDA DIINTA IYO AWQAAFTA.

DHAQAN_XUMO: Hore ayaan idiinla waddaagay sawiro dhaqan xumo aad u daran xambaarsan, Maalinba maalinta ka dambeysay dhaqan xumadaas wax kusoo kordha mooyaane wax hoos uga dhaca ma aragno, Mar boolisku hadlay ayey sheegeen in ay talaabo ka qaadi doonaan dhalinyarta ku kacada sawiradda anshax xumadda ah, in kastoo boolisku awoodiisii muujiyey misena waxaa meesha ka maqan cidii Booliska usoo gudbin lahayad dhaqan xumaddan taas oo ah Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, waajibaadka qaranku u igmaday wasaaradaas ayaa ah in ay ilaaliso Dhaqanka iyo diinta

suuban ee Bulshadan, laakiin waa shaqo ay dayacaday wasaaradu, waxaan shaki inagaga jirin in ay guud ahaan dadka Muslimiinta ah ay ku socodaan dagaalo iyo duulimaadyo lugu baabiinaayo dhaqankooda suuban iyo diintooda Islaamka labadab, dagaaladdani waa kuwo dadban oo aan si aayar aayar ah u socoda.

"Aynu dhaqan xumadda ka hor tagno"

DHAQAN XUMADDA DHALINYARTA QAAR IYO DHAAYO LA'AANTA WASAARADDA DIINTA IYO AWQAAFTA............................Coming Article at Saturday ðŸ˜¥ðŸ˜¥



Post a Comment

0 Comments