WAXBARASHO

Tuesday, January 8, 2019

Baligubadleh Caasimadii Hal-ganka Iyo Xornimadoonka Somaliland Iyo 28 Kadib Oo Abaalkeedii La-Xabaalay W/q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)


Hordhac: Taariikhdu waxay ku beegnayd horaantii 1963kii markii ugu horeysay ee Magaaladda Baligubadle loo magacaabay in ay noqoto Degmo ka tirsan  Degmooyinkii Jamhuuriyadii Soomaaliya, kadib markii 1962kii ay magaladaas ka bilaameen dhaqdhaqaaqyo codsiyo ah oo odayaashii deegaanku ku codsanayeen