Sanad kasta
oo dhamaada waxaan ku sabootinaa eed,
oo sanad
kasta oo dhasha waxaan u dirnaa riyooyinkeena si aynu usoo dhaweeyno,
sanad kasta
oo dhamaadana waxa uu inaga tagaa isaga oo inala xun,
sanad kasta
oo soo socda waxaynu sugnaa farxad,
sanad kasta
oo tagaa waxa uu la
tagaa gacal iyo xigaalo aan soo laaban doonin,
oo sanad
kasta oo dhashana waxa la dhasha sanadkaas sheekooyin jacayl oo cusub,
sanad waliba
waxa uu la tagaa dhibtiisa iyo muragadiisa,
oo sanad
kastaa waxa uu la yimaadaa dhacdooyin aynu inaku sameyno,
sanad waliba
waxa inala wareega dhulka waa inaga,
Sanad waliba
iyo idinkoo khayr qaba, SANAD WANAAGSAN 1440
@Wiyeer-yare - Hamse Bashe
0 Comments