[Video] Maxaa Kala Qabsaday Gudomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wariye Faysal Fadh-fadh leh
Muuqaalkan oo wariysi ah ayaa Gudoomiyaha Xisbiga waddani Xirsi Xaaji Xasan waxa uu si adag u difaacay buug uu dhawaan soo bandhigay oo uu qoray, buuga ayaa inbadan shacabku u arkayeen in meel kaga dhacay caafimaadka Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.
@Wiyeer-yare
0 Comments