Geedka
loo yaqaano Sandhal-watera ayaa marka la gooyo laamihiisa ama qayb kasta oo jiridiisa
ah waxaa kasoo dareera dareerre sida dhiiga oo kale ah,
dhacadadan rabaaniga ah
ayaa noqotay mid ku cusub dalka Koonfur afrika sidaas oo kale waxaa loo yaqanaa
geedka dhiiga, geedkan oo ah noocayada laga sameeyo looxaanta waxaa uu leeyahay
ubax huruud ah oo dhererkiisu yahay 18 m geedkan ayaa laga helaa daawooyin
dabiici ah sida dawooyinka lugu daweeyo xanuunada kaneecada iyo caloosha taas oo keenatay in hoos u dhaco
tirada dadka qaba xanuunadan, sidoo kale geedkan waxaa laga sameeyaa noocyo kamid ah daawooyinka la isku quruxiyo
oo ay soo saaraan dalal kamid ah afrika.
@Wiyeer-yare - Hamse Bashe
0 Comments