Maxaa Cusub

6/recent/ticker-posts

Abwaankii Ugu Horeeyey Ee Raaca Diyaarad Iyo Gabaygii Uu Ka Tiriyey

Abwaan Cabdi Iidaan Faarax oo uu la socodo nin ay ilmaadeer ahaayeen oo la odhan jiray Cali Muuse ayaa Magaaladda Caddan ee Dalka Yaman kasoo raacay diyaaradii ugu horeysay ee rakaab ah taas oo ay Soomaali leedahay, Cali Muuse ayaa kuyidhi Abwaan Cabdi Iidaan, "Cabdoow ilaa maanta madaxa uunbaad lulaysaaye bal wax kadheh diyaaraddan aynu saaranahay", Markii ay diyaaradii soo cago-dhigatay madaarka magaaladda Hargeysa ayuu Abwaan Cabdi Iidaan Gabaygan kooban katiryey, waxaa inla wadaagaya Xamse Xaaji Xasan.

HALKAN KA DAAWO


Fadlan Kuxidhnow Wiyeer-yare Show, Wixii talo iyo tusaale ah noogusoo hagaaji ciwaanka wiyeeryare@gmail.com Mahadsanid


Post a Comment

0 Comments