WAXBARASHO

Saturday, January 20, 2018

Jeegaantu Imisa Midab Ayey Leedahay Hadii Laga Run Sheegayo (Taariikhda Jeegaanta Casriga ah) !!! W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer Yare)


Qormadan kooban waxaan u kala qaadayaa Saddex qaybood oo kala ah Q1aad: Jeegaanta Casriga ah ee maalmahan dambe hadal ahaynteedu ay baraha Bulshada iyo warbaahinta ku badantahay, waxaanan qaybtaas kaga hadlayaa Hordhaca hore ee qoramadan. Q2aad: Jeegaantu asal ahaan waxay tahay, waxay ka koobantahay iyo wakhhtiga ay sameysanto. Q3aad: Turxaan bixinta Jeegaantii la yaqaanay iyo Jeegaantan casriga ah iyada oo aan ku salaynaayo tirada midabada ay ka koobantahay iyo tiradda gobolada Somaliland ka koobantahay.