Maxaa Cusub

6/recent/ticker-posts

XOGAHA TIKNOOLAJIGA: Shaqadii Bini aadamka Oo laga gudbay Iyo Junuud cusub oo caalamka la wareegaysa

Kusoo dhawaada Channelka Wiyeer-yare Show, oo idiinsoo bandhig doona dhacdooyin iyo warbixino xiiso baddan, Fadlan nugusoo biiri si aad waxbadan uga ogaato adduunkan aynu ku noolnahay iyo isbedeladda ka jira.

fadlan nugusoo biir oo channelkan subscribe saar si aad noola socotid.

Hormarka maanta laga gaadhey dhanka Tiknoolajiyadda ayaa gaadhey heer dad badan oo markii hore xoogoodda iyo maskaxdooda ku shaqaysan jiray ay maanta shaqo beelaan kadib markii ay soo baxeen junuud gacan kusameys ahi.


HALKAN GUJI SI AAD U DAAWATID

Post a Comment

0 Comments