Maxaa Cusub

6/recent/ticker-posts

DAAWO||| MAXAMUUD XAASHI | MUXUU KAYIDHI DOORASHADII DHACADAY | GUUL DARADII XISBIGA KULMIYE


Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si mugleh uga hadlay Doorashadii ka dhacaday Somaliland 31kii bisha May, Siyaasigan ayaa sharaxay wixii laga baran karo iyo sidda Bulashada Somaliland u noqotay mid u carbisan doorashooyinka, dhanka kale masuulkan ayaa ka hadlay Guuldaradii Xisbiga uu ka tirsanyahay ee Kulmiye.




WARAR KALE OO CUSUB

Post a Comment

0 Comments