Khilaafkan soo kala dhex galay Xisbiga Waddani iyo Tiro kamid ah Musharixiintii Xisbiga ee Magaladda Hargeysa Iyo Gobolka Hawd ayaa ka dhashay markii garabka Musharixiintu ku cawdeen in Waddani uu dhacay codadkii ay kusoo bixi lahaayeen oo uu kuwo kale kusoo saaray.
HALKAN HOOSE KADAAWO JAWAABTA
0 Comments